Rooble oo shir guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirada

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shir guddoomiyay kulankiisii ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirada, kaas oo dib loogu eegay howlihii u qabsoomay xukuumaddiisa muddadii ay shaqeyneysay.

Ra'iisal Wasaare Rooble ayaa Xubnaha Golaha Wasiirada uga mahadceliyay, sidii wanaagsaneyd ee ay ula soo shaqeeyeen muddadii uu xafiiska joogay, isagoona kula dardaarmay sii wadista howlaha qaranka iyo gacan siinta Ra'iisal Wasaaraha cusub.

May be an image of 1 person and text

"Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa Xubnaha Golaha Wasiirada ugu mahadceliyay, sidii wanaagsaneyd ee ay ula soo shaqeeyeen, isagoo kula dardaarmay sii wadista howlaha qaranka iyo gacan siinta Ra’iisal Wasaaraha magacaaban iyo dowladda cusub." Ayaa lagu sheegay qoraal lagu daabacay bogga Xafiiska Ra'iisal Wasaaraha.

May be an image of 5 people and people standing

May be an image of 14 people, people standing and text

May be an image of 7 people, people standing and text

May be an image of 3 people, people sitting and text

May be an image of 4 people, people sitting, people standing and text

May be an image of 5 people, people sitting and text

May be an image of 6 people, people sitting and text

May be an image of 3 people and text

Faallooyin