RW Rooble oo waqti ku qaatay Hotel Safari ee Magaalada Muqdisho

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa gelinkii dambe ee maanta u tamashleen tegay Hotel Safari ee Magaalada Muqdisho.

Hotelkan ayaa ka mid ah hoteelada ku yaala faras magaalaha magaalada ee dadku u nasiinada iyo damaashaadka taggaan, si waqti nasiino iyo madadaalo ahba ugu qaataan.

May be an image of 6 people and people standing

Ra'iisal Wasaaraha ayaa la arkayay, isagoo gacan qaadaya dadkii hotelkaasi sugnaa, kuwaa oo qaarkood ka codsanayay inay sawirraan xusuus reeb ah la galaan.

Qoraal lagu daabacay bogga Xafiiska Ra'iisal Wasaaraha ayaa lagu sheegay in Ra'iisal Wasaaruhu uu waqti la qaatay qaar ka mid ah dadka reer Muqdisho.

"Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta waqti la qaatay qaar ka mid ah shacabka Muqdisho, iyagoona ku bogaadiyay dadaalka uu ku bixiyay qabsoomidda doorashooyinkii dalka."

May be an image of 5 people and people standing

May be an image of 6 people, people sitting, people standing and outdoors

May be an image of 6 people, people sitting, people standing and outdoors

May be an image of 5 people, people standing and indoor

May be an image of 8 people, people standing and outdoors

May be an image of 2 people, people standing and indoor

May be an image of 6 people, people sitting, people standing and outdoors

May be an image of 7 people, people sitting, people standing and outdoors

May be an image of 7 people, people standing and outdoors

May be an image of 5 people, people standing and outdoors

May be an image of 5 people and people standing

May be an image of 7 people and people standing

May be an image of 5 people, people sitting and people standing

May be an image of 5 people and people standing

May be an image of 9 people, people standing and outdoors

Faallooyin