Guddiga Doorashada Puntland oo shaaciyay odayaasha soo xulaya ergada 4 kursi

Guddiga Doorashada Puntland ayaa caawa shaaciyay magacyada Odayasha Dhaqanka iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ee lagu wado inay soo xulaan ergada soo dooraneysa 4 kursi, oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Puntland.

Odayaasha Dhaqanka iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ee liiskooda la soo saaray ayaa lagu wadaa inay soo xulaan ergada soo dooraneysa kuraasta kala ah #HOP128, #HOP223, #HOP232 iyo #HOP144.

No photo description available.

No photo description available.

Faallooyin