Guddiga Doorashada Jubbaland oo soo saaray liiska odayaasha soo xulaya ergada 3 kursi

Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa caawa soo saaray liiska Odayaasha Dhaqanka iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada soo dooraneysa 3 ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.

Kuraastan oo kala ah #HOP126, #HOP118 iyo #HOP127 ayaa ka mid ah 14 kursi, oo dhawaan uu Guddiga Doorashada Jubbaland shaaciyay.

No photo description available.

Faallooyin