Madaxweyne Guudlaawe oo ku laabtay Magaalada Jowhar

Madaxweynaha Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar, ka dib toddobaadyo uu ku sugnaa Caasimadda Muqdisho.

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa 28-kii bishii December soo gaaray Magaalada Muqdisho, isagoona kaga qaybgalay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran, ee looga hadlayay dardargelinta iyo dhameystirka ee doorashooyinka dalka.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Maxamed Dheere ee Magaalada Jowhar.

Dib ugu laabashadiisa magaaladaasi ayaa qayb ka ah dardargelinta Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.

May be an image of 4 people and people standing

May be an image of 5 people, people standing and outdoors

May be an image of 6 people, people standing, suit and outdoors

May be an image of 9 people, people standing and outdoors

May be an image of 6 people, people standing and outdoors

May be an image of 9 people, people standing and outdoors

May be an image of 8 people, people standing, military uniform and outdoors

May be an image of 5 people, people standing and outdoors

May be an image of 7 people, people standing and outdoors

May be an image of 2 people, people standing and sky

May be an image of 6 people, people standing and outdoors

Faallooyin