Ra'iisal Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal

Ra'iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay la kulmay xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal.

Xubnahan ayaa Ra'iisal Wasaaraha uga warbixiyay halka ay marayaan howlaha doorashada, waana xilli ay u diyaargaroobayan wejiga labaad ee doorashada, oo ah qabsoomidda doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra'iisal Wasaaraha ayaa lagu sheegay in Ra'iisal Wasaaruhu ka jawaabay codsiyo la xiriira dardargelinta howlaha doorashooyinka ee dalka.

Rooble ayaa Axaddii sheegay in khilaafka kala dhaxeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo aanu wax saamayn ah ku yeelan doonin doorashooyinka dalka.

May be an image of 4 people, people standing and indoor

May be an image of 5 people, people standing and indoor

May be an image of 3 people, people standing and indoor

May be an image of 1 person and suit

May be an image of 4 people, people standing and indoor

May be an image of 3 people, people sitting, people standing and indoor

May be an image of 1 person and eyeglasses

May be an image of 1 person

May be an image of 1 person, sitting and indoor

May be an image of 1 person, beard, suit and indoor

May be an image of 1 person, sitting and headscarf

May be an image of 1 person

Faallooyin