Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa caawa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kula kulmay Guddiyada Hirgelinta Doorashooyinka iyo Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed, Maxamed Nuur Macalin.

Kulanka oo casho iyo kala warqaadashaba isugu jiray ayaa waxay kaga hadleen Doorashada Senatorada Aqalka Sare, oo maalmaha soo socdo lagu wado inay ka dhacdo magaaladaasi.

Madaxweynaha ayaa bartiisa xiriirka dadweynaha soo dhigay qoraal u qornaa "Waxaan caawa kulan isugu jiray casha sharaf iyo kala warqaadasho aan la qaatay Guddiyada Hirgelinta Doorashooyinka iyo Gudoomiye Kuxigeenka 1aad Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed."

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa maanta Guddiyada Doorashooyinka Hirgelinta Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed u gudbiyay liiska toban musharax, oo ku tartami doona shan ka mida kuraasta Koonfur Galbeed ee Aqalka Sare.

May be an image of 1 person and indoor

May be an image of 6 people, people sitting and people standing

May be an image of 1 person and suit

May be an image of 1 person, beard and suit

May be an image of 3 people, people sitting and people standing

May be an image of 2 people, people sitting, people standing and indoor

May be an image of 1 person, standing, suit and indoor

May be an image of 1 person, sitting and indoor

May be an image of 1 person and indoor

May be an image of 1 person, suit and indoor

May be an image of 1 person

May be an image of 1 person and suit

May be an image of 2 people and people sitting

May be an image of 1 person, sitting, headscarf and indoor

May be an image of 1 person and indoor

Faallooyin