Madaxweyne Farmaajo oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qaybgalay munaasabad tababar loogu soo xirayay Dufcaddii 3aad ee Layli Saraakiil  iyo Dufcaddii 4aad ee Layli Saraakiil Xigeeno ee ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo ka qalin-jebiyay Dugsiga Tababarka Ciidamada ee TurkSom ayaa abaal-marinno guddoonsiiyey Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeennada galay kaalmaha hore.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeennada maanta qalinjabiyey looga baahan yahay in ay hormuud u noqdaan qorshaha Qaran ee dhismaha Ciidammada Qalabka Sida, safka horena ka galaan dagaalka lagaga xoreynayo dalkeenna argagixisada.

“Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an dib-u-dhiska Ciidamada Qaranka, qalabayntooda iyo tayeyntooda, si dib loogu soo celiyo cududda iyo tayada ay ku tilmaaman yihiin Cidiimmada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed."

Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay in dowladdu ay ku guuleysatay barnaamijka tababarka iyo tayeynta Ciidamada Xoogga Dalka, iyada oo dugsiyada tababarka ee gudaha dalkeenna lagu leylinayo Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno hanan kara tayeynta iyo hoggaaminta Ciidanka.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Dowladda iyo shacabka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga dadaalka ay ku bixiyeen in saraakiishan lagu carbiyo dalka gudihiisa, waxa uuna xusay in xiriirka u dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya uu yahay mid ku dhisan walaaltinimo iyo iskaashi mug weyn.

Munaasabaddan waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet Yilmaz, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamed Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Gaashaandhigga  Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka General Cabaas Amiin Cali, Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar).

May be an image of one or more people, people standing and outdoors

May be an image of one or more people, people standing, military uniform and outdoors

May be an image of 4 people and people standing

May be an image of 1 person and standing

May be an image of one or more people, people standing and outdoors

May be an image of one or more people and outdoors

May be an image of 1 person and standing

May be an image of 1 person, standing and outdoors

May be an image of standing and outdoors

May be an image of 3 people, people sitting and people standing

May be an image of one or more people and people standing

May be an image of one or more people, people standing, military uniform and outdoors

May be an image of 2 people, people standing, military uniform, outdoors and text that says 'S.N.A'

May be an image of one or more people, people standing, military uniform and outdoors

May be an image of 1 person, standing and outdoors

May be an image of 2 people, people standing and outdoors

May be an image of standing, outdoors and monument

May be an image of 3 people, people standing and suit

May be an image of 1 person, standing and outdoors

May be an image of 6 people, people standing and outdoors

May be an image of one or more people, people standing, military uniform and outdoors

May be an image of outdoors

May be an image of 1 person, standing and outdoors

May be an image of one or more people, people standing, monument and outdoors

May be an image of one or more people, people standing and outdoors

May be an image of 1 person and standing

May be an image of one or more people and outdoors

May be an image of 1 person and outdoors

May be an image of 1 person, standing, military uniform and outdoors

May be an image of one or more people, people standing, outdoors and monument

May be an image of 2 people, people standing and outdoors

May be an image of one or more people, people standing and outdoors

May be an image of one or more people and outdoors

May be an image of 1 person, standing and outdoors

May be an image of one or more people, people standing and outdoors

May be an image of 3 people and outdoors

May be an image of 1 person, military uniform and outdoors

May be an image of outdoors

May be an image of one or more people, people standing and outdoors

May be an image of one or more people, people standing and outdoors

Faallooyin