Wasaaradda Gargaarka oo walaac ka muujisay xaaladda bani'aadanimo ee dalka

Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Masiibooyinka Somaliya ayaa walaac ka muujisay xaaladda bani'aadanimo ee dalka, ka dib kulan ay yeesheen Wasaaradda Gargaarka Dowladda Federaalka, Wasaaradaha Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, loogana arrinsanayay xaaladda bani'aadanimo ee dalka.

Warmurtiyeed ay si wadajira u soo saareen ayaa lagu sheegay in kala bar dadka Soomaaliyeed ay wajahayaan xaalado adag. Dadka xaaladahaasi u nugul ayaana lagu sheegay inay isugu jiraan carruur, haween iyo ragba.

Akhriso Warmurtiyeedka oo 10 qodob ka kooban:-

Image

Image

Faallooyin