Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay natiijada imtixaanaadka shahaadiga

Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha & Tacliinta Sare ee Somaliya  ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanaadka shahaadiga ee fasalka 12aad, Dugsiga Sare ee sanad dugsiyeedka 2020/2021.

Wasaaradda Waxbarashada ayaa imtixaanaadkan ka qaaday ardayda wax ka barata Gobolka Banaadir iyo Dowlad Goboleedyada, marka laga reebo Puntland.

Ardayda gudubtay ayaa tiradooda lagu sheegay 30,262, iyadoo tirada dhacday lagu sheegay 4,646, halka wadarta guudna ay tahay 34,908.

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Faallooyin