Lafta-gareen oo magacaabay Lataliyihiisa Arrimaha Horumarinta Dhaqaalaha

Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa magacaabay khabiir xagga horumarinta dhaqaalaha kala shaqeeya xafiiskiisa.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu Maxamed Ibraahim Nuur ugu baaqay inuu noqdo Lataliyaha Sare ee Arrimaha Horumarinta Dhaqaalaha ee xafiiskiisa.

Faallooyin