Baarlamaanka Puntland oo soo saaray qodobo la xiriira arrimaha dalka

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Garoowe ayaa waxay ka soo saareen qodobo kala duwan, oo meelo kala duwana taabanaya.

Qodobada uu soo saaray Baarlamaanka Puntland oo kow iyo toban qodob ka kooban ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka, Metelaadda Gobolka Banaadir ee Golaha Aqalka Sare, qoondada haweenka ee boqolkiiba soddon (30%) iyo arrimo kale.

Halkaan ka akrhriso qoraalka Baarlamaanka Puntland

Faallooyin