Guddiga Doorashada ee Madaxtooyada Galmudug oo la magacaabay

Maxamed Nuur Gacal, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa wuxuu maanta magacaabay Guddiga Doorashada ee Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweyne Kuxigeenka.

Guddiga la magacaabay oo ka kooban 13 Xildhibaan oo Baarlamaanka Galmudug ka tirsan ayay shaqadoodu tahay qaban-qaabada iyo diyaarinta ee Doorashada Madaxtooyada Galmudug.

Gudoomiye Gacal ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay xubnaha guddigan

Faallooyin