Guddiga Doorashada Jubbaland oo soo bandhigay sharuudaha laga doonaayo musharaxiinta (Aqriso)

Guddiga Doorashada Madaxtinimada Jubbaland ayaa waxay maanta soo bandhigeen sharuudaha laga doonayo xubnaha raba in ay ka qaybgalaan tartanka doorashada Jubbaland.

Guddiga Doorashada Jubbaland oo qoraal ku soo bandhigay sharuudaha laga doonayo musharaxiinta ayaa qoraalka ku caddeeyay in muddo saddex maalmood oo keliya, ay isu soo diiwaangelin karaan musharaxiinta.

Qoraalka guddiga ayaa u qornaa sidatan:-


Notice: Undefined index: (blacklist_id) in /homepages/2/d700712427/htdocs/universaltvsomali.net/maincore.php on line 248


Notice: Undefined index: (blacklist_id) in /homepages/2/d700712427/htdocs/universaltvsomali.net/maincore.php on line 248

Faallooyin