Hirshabelle oo walaac ka muujisay habraaca Doorashooyinka Wasaaradda Arrimaha gudaha soo bandhigtay

Maamulka Hirshabelle ayaa walaac ka muujiyay Hanaanka Habraaca Doorashooyinka Maamulka Goboledyada ee Wasaaradda Arrimaha gudaha & Federalka Xukuumadda Somaliya ay soo saartay.

Warqad ka soo baxday Maamulka Hirshabelle, ayaa lagu muujiyay walaaca masuuliyiinta Hirshabelle ay ka qabaan Hanaanka Habraaca Doorashooyinka ee Wasaaradda Arrimaha gudaha soo saartay. 

Faallooyin