RW Kheyre oo magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka.

Ra'iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Wareegto uu soo saaray, waxa uu ku magacaabay Guddi ka kooban 11 Xubnood kuwaas oo ah magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka.

Gudidgan, waxaa kujira 8 Wasiir, Iyadoo uu Gudoomiye u yahay Wasiirka Wxabarashada Somaliya C/llaahi Goodax Barre, halka ay xubno ka yihiin Xeer ilaaliyaha Qaranka, Hnati-Dhowrha Guud ee Qaranka iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Ujeedka ugu weyn ee laga leeyaha Guddigan, ayaa ah sidii ay u joojin lahaayeen bixinta iyo iibintta dhulka dowladda, iyadoo hay'adii ka maaranta dhulka dowladda ay keeneyso Golaha Wasiirada Somaliya.

Halkan Ka Aqriso Qoraalka RW Khayre:

Faallooyin