Xoogaga Mucaaradka yemen oo la wareegay saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidanka Dowlada

Xoogaga mucaaradka Yemen ayaa la wareegay deegaano hor leh oo ku yaal magaalada Cadan oo horay gacanta ugu jiray ciidanka dowlada ee caalamka aqoonsan yahay.

Dagaalo xoogan ayaa dhanka kale ka socda maalintii afaraad oo xiriir ah magaalada Cadan.


Ciidanka dowlada ee caalamka aqoonsan yahay ayaa laga gacan maroojiyay dhowr xero iyo gadaad Dagaal.


Arintaan ayaa dhabar jab ku ah dowlada caalamka aqoonsan yahay ee Cabdu Rabu Mansuur Haadi.

Faallooyin