Muslimiin badan oo maanta taagan Banka Carafo

Xujey badan ayaa maanta taagan banka carafo iyada oo ay ku beegan tahay maalinta Sagaalaad.

Muslimiinta soo xajineysa ayaa waxaa ka mid ah soomaali badan oo sanadkaan Nasiib u yeeshay in ay soo gutaan acmaasha Xajka.


Dhanka kale boqortooyada Sacuudiga ayaa heegan galisay ciidanka amniga, waxaana si weyn loo adkeeyay amniga Xujeyda.


Ku dhowaad in ka badan 2 milyan oo xujey ah ayaa sanadkaan lagu qiyaasay dadka sanadkaan xajinaya sida laga soo xigtay boqortooyada Sacuudiga.

Faallooyin