Gabar Saxafiyad aheyd oo ku geeriyootay magaalada Kismaayo

Wararka Inaga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Ismaamulka Jubbalnd ayaa waxay sheegayaan in saxafiyiin ay ku geeriyoodeen qaraxyada caawa ka dhacay Magaalada.


Warar ayaa sheegaya in ay ku geeriyoodeen wariye gacma dheere oo ka howlgalayay warbaahinta SBCS iyo Hodan Naaleeye oo laheyd Tv-ga Intgaration dhawaana ka timid dalka Canada.

Weerarkaan ayaa dhanka kale waxaa ku dhintay Seyga qabay Haweeneydaan.


Saxafiyiin la hadlay Tv-ga Universal ayaa sheegay in labadan wariye ay ka mid ahaayeen dadka ku geeriyooday Qaraxa.


Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco wararka yaga Danbe.

Faallooyin