Wadamada Ciraaq iyo Iiraan oo heshiis Muhiim ah ku gaaray magaalada Tehran

Mas,uuliyiin ka socda dowladaha Iiraan iyo Ciraaq ayaa gaaray heshiis kaasi oo u ogalaanaya in labada dhinac ay shacabkooda ukala gudbaan labada Dal.


Heshiiskaan ayaa yimid kadib kulan magaalada caasimada ah ee Tehraan ku dhexmaray wasiiro ku xigeenada Arimaha Dibeda.

Muwaadiniinta Iiraan ayaa u safri doona iyaga oo aan Visso qaadan dalka Ciraaq.



Mas,uuliyiinta labada dal ayaa bilihii la soo dhaafay waday xoojinta xiriirka labada Wadan ee Dariska Ah.

Faallooyin