Dhaqaatiirta kuuba oo cabsi amni darteed uga tagay waqooyiga Kenya

Dhaqaatiirta kuuba ee ka howlgalayay deegaanada dhaca waqooyi Bari Kenya ayaa Isaga cararay kadib markii todobaadkii hore lagu afduubtay laba dhaqtar oo u dhashay Kuuba.


Ismaamulada Lamu Garissa Wajer iyo Tana River ayaa 8 dhaqtar oo ku sugnaa waxay gaareen magaalada Nairobi.


Arintaan ayaa loo aaneynayaa kadib marii cabsi xoogan oo dhanka amniga ay soo wajahday dhaqaatirtaan.


Dowlada Kenya ayaa afduubka labada dhaqtar waxay ku eedeeyeen dagaal yahanada Al Shabaab ee ka dagaalama gudaha Dalka. 

Faallooyin