Isbedel lagu sameeyay Saraakiisha Nabad Suggida Gobolka HIiraan

Taliyaha Nabad Suggida Maamulka Hirshabelle, ayaa isbedel ku sameeyay Saraakiisha NISA ee Gobolka Hiiraan iyo kan Degmada Baledweyne.

Qoraal ka soo baxay Taliska NISA ee Hirshabelle, ayaa xilkii looga qaaday Taliyihii NISA Gobolka Hiiraan iyo Taliyihii NISA Degmada Baledweyne, waxaana xilkaan loo magacaabay masuuliyiin cusub. 

Faallooyin