Isku aadka Tartanka Kubbada Cagta Maamul Goboledyada oo la shaaciyay

Waxaa hada la sameeyay Isku aadka Ciyaaaha Kubbadda Cagta Dowlad-Goboleedyada dalka 2017 waxaana goobta ku sugan Wasiirada ciyaaraha iyo dhalinyarada Xukuumada Soomaliya iyo Wasaaradaha Ciyaaraha iyo dhalinyarada Dowlad Goboleedyada iyo Gobalka Banaadir Ciyartooydii hore dalka iyo wafuuda kala duwan oo kala kala socota gobolada dalka. 

Sida qorshaha uu yahay 7-da Bishan ayuu tartanka furmaya, waxayna ku beegan tahay maalinta Jimcaha ah, iyadoo Kooxaha Maamul Goboledyada ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho. 

Isku aadka Tartanka ayaa wuxuu yahay sidan.

Group A
Banaadir
Galmudug
Jubaland

Group B
Hirshabeele
Puntland
Koonfur Galbeed 

Si la mid ah dowlada Goboleedka Hirshabeele iyo Banaadir sidii sanadkii hore ayay kasoo baxeyn kaalmaha hore ee Group A iyo B.

Comments