Madaxweynayaasha Maamul Goboledyada oo Warmurtiyeed 16 qodob ka kooban ka soo saaray Shirkii Kismaayo

Shirka uga socday madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 16 qodob, kaasi oo ka tarjumaya waxa ay isku af garteen madaxdii shirtay.

Qodobada lasoo saaray waxaa kamid ah gole ay ku mideysan yihiin maamul goboleedyada dalka, Dowladda oo loogu baaqay iney la timaado iskaashi maamul goboleedyada la yeelato, arrimaha ammaanka, Doorashada 2020, Dastuurka iyo arrimaha Federaalka.

Comments