Dowladaha Mareykanka iyo France oo Beeniyay in Gantaalo Looga Qabtay Gudaha Suuriya

Dowladaha Mareykanka iyo Suuriya ayaa Waxaa Beenyeen in ay Duqeymo Ka Geysteen Gudaha Suuriya Subaxnmadii Hore ee Saaka oo Sabti ah Gantaalo ay Kaga Qabteen Ciidamada Difaaca Suuriya.


Xukuumada Moscow ayaa Waxaa ay Sheegtay Maanta oo Sabti ah La Qabatay 71 Gantaal oo Loola Dan Lahaa Fariisimo ay Ciidamada Difaaca Suuriya ay Leeyihiin oo Ku Yaal Gudaha Dalkaasi.


Agaasimaha Difaaca ee Pentagon Ka Mareykanka Genaral Kenneth McKenzie oo Shir Jara,id Qabtay ayaa Waxaa uu Beeniyay Sheegashada Ruushka oo ah in Mareykanka UK iyo France ay Duqeymo Geysteen.


Waxaa uu intaasi ku Daray in aysan Jirin Duqeymo ay Geysteen oo Dad Rayid ah Qasaare Ka soo Gaaray Balse Waxaa uu Carabaabay in ay 40 Dyaaradood oo ah kuwa aan Duuliyaha Wadin oo ay Leeyihiin ay Rasaas ku Rideen Ciidamada Suuriya.


McKenzie ayaa sheegay Hadii uu Daandaansi Yimaad ay Waxkasta Adigana aad Jawaab La Kulmi Karto.
Dowlada France Saraakiishooda Difaaca oo iyana Ka Hadlay Arintaan ayaa Waxaa ay sheegeen in ay aaminsan yihiin in Gantaalo ay Diyaaradahooda Rideen Lagu Qabtay Suuriya.


Hadalkaan ayaa Jawaab Waxaa uu u Yahay Shir Jaraa,id oo uu Magaalada Moscow ee Caasimada Ruushka Ku Qabtay Genaral Sergey Rudskoy oo ahaa in ay Hanaankooda Difaaca Gantaalaha ee ugu Xiran suuriya ay Qabteen 71 Ka Mid ah 103 Gantaal oo Dyaaradaha France iyo Mareykanka ay ula Dan Lahaayeen Gudaha Dalkaasi.

Faallooyin