Dalka Kenya oo laga dareemayo koboc dhaqaale ka dib kulankii madaxweynaha Kenya iyo hoogaamiyaha mucaradika.

Iydoo laga joogo mudo sideed maalmod ah markii madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo hoogaamiyaha mucaradika Raila Odinga ay heshis gaaren markii ay kulmeen aya waxaa dalka kenya laga dareemaya koboc dhaqaale.


Heshiska oo lagu soo afjeray murankii doorashada ee 2018 waxyaabaha ilaa hada ladareemayo in heshiiskas uu sababey aya waxaa kamid ah shilinka dalka kenya oo kor ukacsamay.


Waxyaabaha kale intaa dheer aya lagu sheegay in dalku helayo kobac dhaaqale oo fiican iydoo warbaahinta caalamku ay ka qorayan dalka kenya fariin wanagsan ee taalabada uu qaadey maamulka kenyatta ee uu ku qaatey heahiiska si looga baxo ismari waaga kadhex taagan dowlada iyo mucaaridka

Faallooyin