Dowlada dalka Mynamar oo u daadgureynaya budistaha waqooyiga gobolka Rakhiin ee laga barakiciyey qoomiyada tirada yar ee,musliminta Rohinya.

Dowlada dalka Mynamar ayaa dibu dajin kawada isla markaana qalabeyneysa kooxaha aaminsan diinta budistaha waqooyiga gobolka Rakhiin halkaso laga barakiciyey qoomiyada tirada yar ee,musliminta Rohinya iydoo dhibaatoyinka dadkas loo geystey uu ahaa mid ay dhabarka kariixeysay dowlada dalka Mynamar.


Qoomyida budistaha ee konfurta dalkasi aya lo daadgureynyaa waqooyiga dalkasi oo ay dagnaan jiren qoomiyada muslminta ee rohinya waxaana kamuuqda xaafadaha waqooyiga dalkasi astaamaha budistaha iyadoo milatariga dalksi ay laayen tiro badan oo muslinta ah kufsina u geysteen qoomiyada laga awooda batey sandkii 2016 kuwaas oo u kala qaxay wadamo dariska ah

Faallooyin